lullume
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lullume1
Magac lab1
Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool.
2
Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed. ld lullumo.
lullume2
Magac labCilmiga-naflaydHeerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.