Qaamuusle LogoQaamuusle

aqoon isweydaarsi

Magac lab
1
Dood dad badani ka qaybqaataan si xal loogu helo arrin taagan.
2
Tababbar gaabanoo loo furo dad gaar ah, si aqoontada kor loogu qaado.
Wadarta Magacan

-iyo, m.dh