Qaamuusle LogoQaamuusle

gol

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gol1
Magac dheddig
1
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
2
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
3
Daaddegga buuraha.
4
Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga.
5
Foorad.
6
Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas.
7
G. lahaan: ujeeddo; dan.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

gǫol2
Magac lab
Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
Wadarta Magacan

-lal, m.l