Qaamuusle LogoQaamuusle

toddobabax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

toddobabax1
Magac lab
Xaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameeyo.
toddobabax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska ka bixid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -bixi