biyadhig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
biyadhig1
Magac labRoob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
biyadhig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadRoob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay