khashkhash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khashkhash1
Magac lab1
Dhagar; sir; mardabo.
2
Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.
khashkhash2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid.
2
Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².
Is-rogga falkan
-shay, -shtay