Qaamuusle LogoQaamuusle

taraar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

taraar1
Magac lab
1
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
2
Jibaax; jiiris.
3
la midka ah (ld):
taraarid
Wadarta Magacan

-ryo, m.dh

taraar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay