gog
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gog1
Magac labDheegga geela saantiisa.
Wadarta Magacan
-gag, m.l
gog2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax is haysta, wax ka jarid.
2
Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay