godol
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
godol1
Magac lab1
Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca.
2
la midka ah (ld):
godlid
godol2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadNeef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
Is-rogga falkan
-dlay, -doshay; -dli