qarax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qarax1
Magac lab1
Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan.
2
Q. ah: cunto aan iidaan lahayn.
3
Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn.
4
Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.
qarax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax, qarax sameyn.
Is-rogga falkan
-rxay, -raxday; -rxi