gǫod
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gǫod1
Magac labMaro; dhar; go'.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
god2
Magac lab1
(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
2
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
god3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax qalloocin.
2
Wax deri u yeelid.
Is-rogga falkan
-day, -dday