Qaamuusle LogoQaamuusle

maqaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maqaar1
Magac lab
Dub.
Wadarta Magacan

-rro, m.l/maqaar, m.dh

maqaar2
Magac labCilmiga-naflayd
Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa dubka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumahadhiiggu, dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo marinnada dhididka.