Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maqaalad
Magac dheddig
Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: maqaal
Magac lab
2: maqaale
Magac lab
3: maqaalin
Magac dheddig
4: maqaalo
Magac dheddig
5: maqaame
Magac lab
6: maqaan
Magac lab
7: maqaar
Magac lab
8: maqaar-dhexaad
Magac lab