Qaamuusle LogoQaamuusle

taraabeesiyuus

Magac labCilmiga-naflayd
Muruq ballaaran oo qaabsaddex gees leh oo ku yaal surka intisa dambe iyo garabaka dhexdooda taraafiko wuxuu, dhaqaajiya garbaha, surkana xagga dambe ayuu u qaadaa labada dhanba.