Qaamuusle LogoQaamuusle

khashuuc

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khashuuc1
Magac lab
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.
khashuuc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Dareen beernugeyl diimeed leh muujin.
2
U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².
Is-rogga falkan

-cay, -cday