hagaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hagaag1
Magac lab1
Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
2
H. ah: toos; wanaag; sax.
3
la midka ah (ld):
hagaagid
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
hagaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax sidii laga rabay noqosho.
2
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
3
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay