Qaamuusle LogoQaamuusle

naatariyam haydaroogsaydh

Magac labKiimika
(koostic sooda, NaOH). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.
Wadarta Magacan

-dhyo, m.dh