abboowe
Magac lab
1
Waxa wiil u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar.
2
Erey “walaal” ka dhigan oo kuwa wada dhashay ama xigto ah ama is jeceli isugu yeeraan.
3
Wiil waxa uu u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ld abboow, boowe.
Wadarta Magacan
-wayaal, m.l/dh