doondoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
doondoon1
Magac lab1
Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo.
2
la midka ah (ld):
doondoonid
doondoon2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay; -ni