haaneed
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haaneed1
Magac lab1
Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo.
2
Hab wanaagsan, habsami.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
haaneed2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid.
2
la midka ah (ld):
haneedi
ld haaneedi
Is-rogga falkan
-day, -dday