Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
naa
Urur Jagaale
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca.
Tusaale
“Naa Kaaha!”
“Naa Ubax”
la mid ah:
naayaa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: naa'ib
Magac lab
2: naab
Magac lab
3: naaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: naabid
Magac faleed dheddig
5: naabnaab
Magac lab
6: naabnaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: naabnaabid
Magac faleed dheddig
8: naabnaabin
Magac faleed dheddig