war (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
war
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
58 jeer ayaa la eegay
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 4 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
war1
Magac lab
1
Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego.
2
Hadal.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
war2
Magac dheddig
Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
war3
Urur Jagaale
war4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
1. Waryaa; heedhe.
2. (War-ka) Wax aan hor loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; waxyaalo cusub oo dhowaan dhacay siiba kuwa raadyuhu sheego ama wargeysyadu qoraan; khabar; hadal.
3. (War-ta) balli la qodo oo xareedda ama biyaha webiga lagu kaydiyo.