Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
waraab1
Magac lab
1
Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo.
2
W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo.
3
waraab2
Magac lab
Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.