gibil
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gibil1
Magac labHaragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.
gibil2
Magac labJoolojiAtomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoomo.
gibil3
Magac dheddigSaan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lammo.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh