Qaamuusle LogoQaamuusle

qorituur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qorituur1
Magac lab
1
Ciyaar carruureed inta indhaha la is qabto qori la tuuro kaddibna laqoryeysad raadsho.
2
Baqtiyaanasiib lagu kala helo wax dad ka dhexeeyo.
qorituur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay