Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qoraa
Magac lab
Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
Wadarta Magacan
-aayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qor
Magac lab
2: qoraaje
Magac lab
3: qoraal
Magac lab
4: qoraal-baali
Magac lab
5: qoraalkii-dadkii-hore
Magac lab
6: qorabixis
Magac lab
7: qoran
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: qorasho
Magac faleed dheddig