Qaamuusle LogoQaamuusle

qǫor

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qǫor1
Magac lab
1
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
2
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
qor2
Magac lab
1
Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.
2
Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
qor3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.
2
Cid shaqo siin.
3
Geed weel, ul iwm ka samayn.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay