garbo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garbo1
Magac labXiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawda.
garbo2
Magac dheddigMeel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaale.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay