Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qoraal
Magac lab
1
Wax xaanshi dusheeda ku qoran.
2
Habka farta loo qoro.
3
Waddo falfal ah.
4
Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo.
5
la midka ah (ld):
qorid
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qor
Magac lab
2: qoraa
Magac lab
3: qoraaje
Magac lab
4: qoraal-baali
Magac lab
5: qoraalkii-dadkii-hore
Magac lab
6: qorabixis
Magac lab
7: qoran
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: qorasho
Magac faleed dheddig