Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
axad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
axad
1
Magac lab
Qof; ruux.
axad
2
Magac dheddig
Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo u dhexeeysa sabtida iyo isniinta.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: axaaddiis
Magac dheddig wadar
2: axadeysasho
Magac faleed dheddig
3: axadeysi
Magac lab
4: axadeyso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: axadh
Magac lab
6: axadhid
Magac faleed dheddig
7: axal
Magac lab
8: axan
Magac lab