Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wanantume
Magac lab
Qori geed jilicsan ka samaysan oo leh qaab burris ama dubbe oo wananka lagu tumo; tutume.
Wadarta Magacan
-mayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wan
Magac lab
2: wanaag
Magac lab
3: wanaagsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: wanaagsanaan
Magac faleed dheddig
5: wanaagsanaansho
Magac lab ama dheddig
6: wanaagsanow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
7: wanaagsasho
Magac faleed dheddig
8: wanaagso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad