Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wanaagsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax wanaag leh ahaansho.
2
Ku w.: wax, wax gaar ah ku habboon ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wan
Magac lab
2: wanaag
Magac lab
3: wanaagsanaan
Magac faleed dheddig
4: wanaagsanaansho
Magac lab ama dheddig
5: wanaagsanow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: wanaagsasho
Magac faleed dheddig
7: wanaagso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: wanaaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad