wankalaali
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wankalaali1
Magac labBootin dheer oo fardaha iwm sameeyaan. ld wankalaalis.
wankalaali2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadFaras iwm, tog ka bootin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay