Qaamuusle LogoQaamuusle

miisaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

miisaan1
Magac lab
1
Qalab wax lagu cabbiro.
2
Culeys; culaab.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

miisaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Miisaan wax ku cabbirid.
Is-rogga falkan

-aamay/-aanay, -antay; -aami