axal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
axal1
Magac labXilliyada dayrta mid ka ah oo u dhexeysa ximirka iyo xayska.
axal2
Magac dheddigHoore adag oo is-haysta oo sida badan ka yimaadda mindhicirrada marka ay jirradaan ama xubnaha taranka waqtiga dhalmada.
Wadarta Magacan
-llo, m.l