waqaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waqaf1
Magac labHanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.
waqaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).
Is-rogga falkan
-qfay, -qaftay; -qfi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-qfay, -qaftay; -qfi