axadh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
axadh1
Magac lab1
Cuntada dhadhankeeda la jeclaysto.
2
Hadalka nuxurkiisa dib loo sii dhadhansado.
axadh2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadArrin si aad ah u lafagurid.
Is-rogga falkan
-xdhay, -xadhay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xdhay, -xadhay