Qaamuusle LogoQaamuusle

deyn

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

deyn1
Magac lab
1
Lacag iwm oo lays amaahsho.
2
Haadaan; jar.
Wadarta Magacan

-no, m.l

deyn2
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
dayn.