Qaamuusle LogoQaamuusle

eydhis

Magac labDaawo
Cudur uu keeno fiirus wuxuuna ku yimaadaa fiiruska oo baabi'ya qaybhoosaad ka mid ah unugyada “linfosaytis” la yiraahdo taaso keenta hoos u dhicid difaaca jirka. E.ku, sida badan, wuxu ka mid yahay cudurrada galmada.
Wadarta Magacan

AIDS

Ereyo kale oo u soo dhow