Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
eyddin
Magac dheddig
1
Xanuun daran oo saableyda wareema; oof.
2
Noocyada geela mid ka mid ah.
3
Meesha qodaxdu muddo nabar ka samaysan.
4
Tolliin gacmeed ka horreeya tolliinka harqaanka.
Wadarta Magacan
-imo, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: eydhis
Magac lab