wansiix
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
wansiix1
Magac labCaano la lulayo oo subag ama firfir billaabay markaas.
wansiix2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCaano la lulayo firfir ama subag yeelasho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday