awrdhaw
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
awrdhaw1
Magac lab1
Rimmay gacmeeda lagu sameeyo geedaha aan labeebka ahayn sida timirta; faxlid.
2
la midka ah (ld):
awrdhebid
awrdhaw2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadGeedaha aan labeebka ahayn sida timirta iwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid.
Is-rogga falkan
-dhabay, -dhabday; -dhabi