dhay
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhay1
Magac lab1
Lega xoolaha oo la kala baray barkii.
2
Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.
3
Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan.
4
la midka ah (ld):
dhayid
dhay2
Magac dheddig1
Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin.
2
Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
dhay3
Magac lab ama dheddigGeed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
dhay4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Nafley cadho qabto daweyn.
2
Boog iwm daawo marin.
Is-rogga falkan
-yay, -yday; -yi