Qaamuusle LogoQaamuusle

dhayal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhayal1
Magac lab
1
Cayaar; kaftan.
2
la midka ah (ld):
dhayalid
ld dheyal¹
dhayal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cayaarid, kaftamid. ld dheyel².
Is-rogga falkan

-alay, -ashay