Qaamuusle LogoQaamuusle

dhabaandhaw

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhabaandhaw1
Magac lab
1
Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo.
2
Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.
dhabaandhaw2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go' lahayn gacanta ugu garaacid.
2
Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
Is-rogga falkan

-dhebay, -dhawday; -dhebi