Qaamuusle LogoQaamuusle

murjis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

murjis1
Magac lab
Waran yar oo af dhuuban leh.
Wadarta Magacan

-syo/murjis, m.dh

murjis2
Magac dheddig
Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.