doori
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
doori1
Magac labIlmo yar, lo' ah oo aan hooyadii lala nuugin.
doori2
Fal magudbe, isrogrogga 2aad1
Ilmo yar oo lo'aad hooyadii siduu doono u nuugid.
2
Wax si xun ka dhigid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay