garbabbeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garbabbeel1
Magac lab1
Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto.
2
la midka ah (ld):
garbabbeelid
garbabbeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadGaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay