murjaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
murjaan1
Magac labGeed weyn, laf adag oo qoryihiisa kaneecada iwm laga shito. ld murjeen.
murjaan2
Magac dheddig1
Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo.
2
Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.