taqtaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
taqtaq1
Magac lab1
la midka ah (ld):
taqtaqid
Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo
2
T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
taqtaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSoor karaysa badbadid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday